
Itoobiya iyo Israa’iil oo kawada hadlay dagaalka Al-Shabaab
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Saar, ayaa Arbacadii shalay kulan la yeeshay dhiggiisa Itoobiyaan, Gedion Timothewos, magaalada Qudus, halkaas oo ay ku heshiyeen in la xoojiyo xiriirka labada dal ee dhinacyada amniga, beeraha, iyo meelo …